DF oo uga digtay Odayaal kasoo jeeda Galmudug Qorshe Al Shabaab diyaarinayaan (Sawirro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug isaga oo kala hadlay kaalintooda la xiriirta dib-u-heshiisiinta, xasilinta deegaannada laga xoreeyey Alshabaab iyo ka feejignaanta dhagartooda is kahor keenista beelaha. Wasiirka waxaa uu iftiimiyey sida ay kooxda Al Shabaan … Continue reading DF oo uga digtay Odayaal kasoo jeeda Galmudug Qorshe Al Shabaab diyaarinayaan (Sawirro)